Madaxweyne Nguyen Phu Trong oo Muddo Saddex todobaad ka badan la la’yahay

Madaxweynaha dalka Vietnam Nguyen Phu Trong ayaanan lagu arkin meel fagaara ah ku dhowaad seddex todobaad, taasoo keentay in walaac laga muujiyo xaaladiisa caafimaad. Nguyen Phu Trong oo sidoo kale ah hoggaamiyaha xisbiga haya talada dalka ee shuuciga  ayaa la waayay meel uu qabtay kadib markii uu xanuunsaday, 14-kii bishii Abriil ee sanadkan. Shakiga laga … Continue reading Madaxweyne Nguyen Phu Trong oo Muddo Saddex todobaad ka badan la la’yahay